Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah u furay kalfadhiga Lixaad ee labada aqal

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane; Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa Maanta oo Arbaco ah furay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ka dib Laba Bilood oo ay fasax ku maqnaayeen Xildhibaannadu. Madaxweynaha ayaa sheegay in nidaamka federaalku uu yahay mid ay qaadatay Soomaaliya inta looga qaadayo afti guud, balse ay jiraan Dad u turjuntay si qaldan, wuxuuna … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah u furay kalfadhiga Lixaad ee labada aqal